Kenya oo bilowday xeelad cusub oo ay kaga hortageyso weerarada Al-Shabaab

Dowlada Kenya ayaa bilowday iney ilaalo hubeysan raaciso basaska ka shaqeeya inta u dhaxaysa Ismaamulka Lamu iyo degmada Garseen oo ka tirsan dowlad degaanka Tana River. Tallaabadaan ayaa ka dambeysay kaddib markii ay kordheen weerarada Al-Shabaab ka fuliyaan degaano ka tirsan gobolka Waqooyi Bari ee dalkaasi Kenya. Saraakiisha Booliska ee gobolka Xeebta ayaa Warbaahinta u … Continue reading Kenya oo bilowday xeelad cusub oo ay kaga hortageyso weerarada Al-Shabaab